Guddida Qandaraasyada Qaranka oo Soo Bandhigay Shirkado Ku Tartamaya Dhismaha Xarunta Keydka Raashinka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Guddida Qandaraasyada Qaranka oo Soo Bandhigay Shirkado Ku Tartamaya Dhismaha Xarunta Keydka Raashinka
October 1, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Gudida qandaraasyada qaranka Somaliland ayaa waxa ay maanta magaalada Hargeysa ay ku soo bandhigeen Shirkada ku tartamaya qandaraaska dhismaha loo dhisayo xarunta kaydka raashinka.

Munaasibadan waxaa ka soo qayb galay Gudoomiyaha gudida qandaraasyada qaranka, Gudoomiyaha Hay”adda u diyaar garoowga aafooyinka dabiiciga ah iyo Masuuliyiinta 20 shirkadood oo ku tartamaya qandaraaskaas.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS