|
|||||
WAJAALE NEWS
“Farmaajo Waa Nin Iska Riyooday, Haduu Bilaa Sharci Hargeysa Ku Yimaadana Waanu Tooganaynaa”.Xildhibaan Nac Nac
October 2, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Axmed Diiriye “Nac Nac” oo ka mid ah mudanayasha golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa uu si adag uga hadley hadal dhawaan ka soo yeedhay Dowlada Soomaaliya oo ay ku sheegeen in Farmaajo safar ku imanayo Hargeysa isagoo sita calanka Soomaaliya. Xildhibaan Nac Nac ayaa waxa uu sidoo kale sheegay in ay tooganayaan Farmaajo hadii uu Hargeysa ku yimaado bilaa sharci isagoona u diray digniin culus.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Daawo:Baabuuurtii Dawlada Oo Laga Furay Taarikadii Cagaarka Ahayd,Hantiboob Laga Cabsi Qabo Iyo Ciid... Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland , Axmed (Silaanyo) oo hanbalyo u diray dhamaan dadkii soo dhawy... DAAWO ;Saraakiil ka Socday Wasaarada Beeraha Somaliland Oo Daraasad Kusoo Sameeyay Sida Dalalka Aynu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|