Fanaanada Caanka Ah ee Farxiya Fiska oo Taageerayaasheeda Raali Gelin Ka Siisay Baaqashada Showgii Sabootinteeda | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Fanaanada Caanka Ah ee Farxiya Fiska oo Taageerayaasheeda Raali Gelin Ka Siisay Baaqashada Showgii Sabootinteeda
October 21, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Fanaanada caanka ah ee Farxiya Fiska oo mudooyinkii ugu danbeeyay ku sugnayd Somaliland islamarkaana safaro dalxiis ah ugu maqanayd magaalooyinka Berbera iyo Sheekh ayaa waxaa ay taageerayaasheeda raali gelin buuxda ka siisay dib u dhac ku yimid show ay ugu talo gashay sabootinteeda.

 

 Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS