Ergooyin Ka Socda Laascaanood iyo Buuhoodle oo u Anba Baxay Deegaankii Dirirtu Ku Dhexmartay Labada Beelood Ee Dhumay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ergooyin Ka Socda Laascaanood iyo Buuhoodle oo u Anba Baxay Deegaankii Dirirtu Ku Dhexmartay Labada Beelood Ee Dhumay
October 28, 2018 - Written by Reporter:

Laascaanood (WJN)- Qaar ka mid ah ergooyin isugu jira Madax-dhaqameed, Salaadiin iyo Cuqaal oo ka kala socda Magaalooyinka Laascaanood iyo Buuhoodle ayaa waxa ay maanta gaadheen deegaankii dhawaan dirirtu ku dhexmartay labada beelood ee walaalaha ah ku dhexmaray deegaanka Dhumay ee koonfurta gobolka Sool.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS