Hargeysa (WJN)- Siyaasi Maxamed Cismaan Fadal oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland ayaa waxa uu soo bandhigay daraasad cusub oo uu ka sameeyay Dekeda Berbera iyo waxa ka fulay mashaariicihii ay balan qaaday Shirkada Dp World.
Halkan hoose ka dhagayso warbixintan oo faah-faahsan