Dab Xoogan oo Khasaare Hantiyeed Gaystay oo Ka Kacay Suuqa Wayn ee Magaalada Laascaanood | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dab Xoogan oo Khasaare Hantiyeed Gaystay oo Ka Kacay Suuqa Wayn ee Magaalada Laascaanood
October 26, 2018 - Written by Reporter:

Laascaanood (WJN)- Dam xoogan oo gaystay khasaare hantiyeed ayaa waxa uu maanta ka kacay suuqa way nee magaalada Laascaanood, Iyadoo ay islamarkiiba suuqa uu dabku ka kacay ay u gurmadeen shacabka ku dhaqan magaaladaasi.

Dab ka kacay suuqa Laascaanood

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS