DAAWO:Madaxa Shirkada Dp World Oo Waraysi Uu BBCda Siiyay Kaga Hadlay Maalgashiga Somaliland Ee Dekeda Berbera Iyo Arimo kale Oo Muhiim ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO:Madaxa Shirkada Dp World Oo Waraysi Uu BBCda Siiyay Kaga Hadlay Maalgashiga Somaliland Ee Dekeda Berbera Iyo Arimo kale Oo Muhiim ah.
October 24, 2018 - Written by Editor:

LONDON(W,N)  masuulka ugu sareeyay shirkada Dpworld Axmed Bin Sulayem ayaa waraysi uu siiyay barnaamijka ganacsiga ee BBC world Service Wuxu kaga hadlay Arimo badan oo xasaasiya isagoo sheegay  in Somaliland tahay dal  u adeegi kara mandaqada  geeska Africa istaatijiyad ahaana ku yaala goob muhiim ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS