|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xildhibaan Katirsan Baarlamaanka Dalka Kenya Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa.
October 4, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Xildhibaan Ilyees Bare Shiil oo kamida Mudanayaasha baarlamaanka dalka kenya ayaa sidiiran loogu soo dhaweeyay Madaarka caasimada hargaysa . Soo dhawaynta Mudanahan katirsan baarlamaanka dalka kenya Ayaa waxaa hormuud ahaa Xildhibaan Xasan Cabdi Cali (Xasan shahar) isagoo halkaasi ka jeediyay kelmado soo dhawaynya oo uu kaga wakiil yahay golaha deegaanka caasimada hargaysa Waxaana ugu danbayn soo dhawaynta ka mahad celiyay xildhibaan ilyees bare isagoo somaliland ku amaanay sida dimuqraadiyada ah ee ay isku doortaan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Wefti Ka Socda Jabuuti Iyo Shirkad Holland Laga Leeyahay Oo Saylac Ka Ururiyey Macluumaad Iyo Dareen... DAAWO; Dood Ku Saabsan Xaalada Abni Iyo Siyaasadeed Ee Dalka Itoobiya + Xaaladihii Ugu Danbeeyay! DAAWO;-Qaabkii Ay Ciidamada Dab Damisku Udamiyeen Dab Habeenkii Xalay Ka Kacay Meherad Ganacsiga Oo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|