|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Isgaadhsiinta Jsl Oo Ka Warbixiyay Qalab Muhiim Ah Oo Ay Keeneen, Shaaciyayna In Ay Wadaan Qorshe Lagaga Hor Tagayo Khatarta Biraha Taawarada,
October 23, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W.N) Wasiirka Waaarada isgaadhsiinta iyo Technolajiyada Somaliland Dr Cabdiwali Sheekh Cabdbilaahi Suufi Jibriil oo maanta xafiiskiisa ku qabtay shir jaraa,id ayaa ka warbixiyay waxyaabihii ka wasaarad ahaan uqabsoomay iyo qalab isku xidhaya xogata shirkadaha isgaadhsiinta oo ay keeneen. Dhanka kale Wasiirka isgaadhsiinta ayaa shaaciyay ij ay ka wasaarad ahaan Ay wadaan qorshe lagaga hor tagayo khatarta caafimaad ee taawarada shiradaha isgaadhsiinta isagoo xusay in tayadooda la ogaan doono ka hor inta aan lagu taagin goobta loogu talo galay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN; https://youtu.be/kyAsTs_pkYg Related posts:Xildhibaanada Golaha Wakiilada Jsl Oo Wasiirka Arimaha Gudaha Ku Eedeeyay In Uu Ka Dhago Adaygan Gol... DAAWO;-Marwo Adna Aadan Oo Walaac Ka Muujisay Khatarta Uu Bulshada Somaliland Ku Hayo Xanuunka Covid... War-Deg-Dega Daawo:Saxafi C/maalik Coldoon Oo Xoriyadiisii Dib U Helay Kana Dareen Celiyay Mudadii U... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|