Gabiley(W.N):-Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Horumarinta Maaliyada jsl iyo Saraakiil kale Ayaa Kormeero indho indhayn ah ku Tagay goobaha Dakhli Soosaarka ee Galbeedka Somaliland Waxaana Meelaha Ay Soomareen Kamid ah Kastamada Kalabaydh iyo Wajaale Kuwaas oo Ay Warbixin ka Dheggaysteen Masuuliyiinta Maamulayaasha Kastamada Dhakhli Soosaarka.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.