Hargeysa (WJN)- Siyaasi Maxmuud Cali Saleebaan “Ramaax” oo lala yeeshay warasyi xaasaasiya oo dhinacyo badan taabanaya ayaa waxa waxaa uu soo kashifay siro badan oo ku saabsan sababihii xilka looga qaaday, Fadeexado dul hooganaya xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi iyo arrimo kale oo xaasaasiya.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka wareysiga