|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Waraysi Xaasaasiya oo Lala Yeeshay Ex: Wasiir Maxamuud Xaashi, Bedkana Soo Dhigay Siro Badan
October 31, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Wasiirkii hore Madaxtooyada Somaliland ee xukuumadii Axmed Siilaanyo, Maxamuud Xaashi Cabdi oo lala yeeshay waraysi xaasaasiya oo dhinacyo badan taabanaya ayaa waxa uu kaga hadley arrimo ku saabsan buugii uu qoray hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali, Xaaladii Caafimaad ee uu ku sugnaa Ex, Madaxweyne Axmed Siilaanyo, Xantii Aamiina Waris ee talada dalka, Isagoona bedka soo dhigay siro badan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/eeAGcmOc8YU Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|