DAAWO; Safiirka Somaliland Ee Dalka Sweden Oo ka Warbixiyay Siyaasada Arimaha Dibada Jsl Iyo Xidhiidhka Labada Dal,
October 21, 2018 - Written by Editor:
Sweden(W,N) Safiirka somaliland ufadhiya dalka sweden ambasador sakariye xasan wacays ayaa ka warbixiyay siyaasada arimaha dibada somaliland iyo xidhiidhka somaliland la leedahay sweden
Sidoo kale ambasador sakariye ayaa ka waramay isku duubnida jaaliyada somaliland ee dalka sweden saamayntii ay ku yeelatay doorashadii dalka ka dhacday.