DAAWO; Masuuliyiin kaTirsan Xisbiga kulmiye Oo Maayarka Gabiley Uga Digay In Uu Bulshada Kala Qaybiyo Iyo fariinta Ay Udireen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Masuuliyiin kaTirsan Xisbiga kulmiye Oo Maayarka Gabiley Uga Digay In Uu Bulshada Kala Qaybiyo Iyo fariinta Ay Udireen.
October 21, 2018 - Written by Editor:

Gabiley(W,N) Xubno kamida Masuuliyiinta xisbi xaakimka kulmiye oo dhawaan socdaal ku tagay magaalada gabiley ayaa maayarka maagaalada gabiley usoo jeediyay in  aanu kala qaybin bulshada ku wada dhaqan magaalada islamarkaana aanu u horseedin in ay laba doomood noqoto sida hargaysa oo kale

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

COMMENTS
LINKS