Daawo:- “Mar Hadday Joogsatay Oo Asxaabtii La Baabiiyay Shir-Beeleed Ayaanu Ku Dhawaaqaynaa” Faysal Cali Waraabe | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo:- “Mar Hadday Joogsatay Oo Asxaabtii La Baabiiyay Shir-Beeleed Ayaanu Ku Dhawaaqaynaa” Faysal Cali Waraabe
October 5, 2018 - Written by Editor:

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Xusee ayaa sheegay in mar haddii lagu heshiin waayay dumuquraadiyadii in uu ku dhawaaqayo shir-beeleed. Waxaa uu sheegay Faysal haddii doorasho dhici waydo in dalkani aanu jiray, hadalkan ayaa faysal ka jeediyay goob loogu wan qalayay xidhibaan u taagnaa golaha wakiilada in uu iska sharaxo.

Faysal ayaa sheegay in uu islahaa Muuse wuu waayo arkay 27sanno ee hore waa sidda uu yidhiye :-

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
LINKS