|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo:- “Mar Hadday Joogsatay Oo Asxaabtii La Baabiiyay Shir-Beeleed Ayaanu Ku Dhawaaqaynaa” Faysal Cali Waraabe
October 5, 2018 - Written by Editor:Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Xusee ayaa sheegay in mar haddii lagu heshiin waayay dumuquraadiyadii in uu ku dhawaaqayo shir-beeleed. Waxaa uu sheegay Faysal haddii doorasho dhici waydo in dalkani aanu jiray, hadalkan ayaa faysal ka jeediyay goob loogu wan qalayay xidhibaan u taagnaa golaha wakiilada in uu iska sharaxo. Faysal ayaa sheegay in uu islahaa Muuse wuu waayo arkay 27sanno ee hore waa sidda uu yidhiye :- Halkan ka Daawo:- Related posts:''Abiy Waxaan Leeyahay Farmaajo Hanoo Keenin Waa Magafee, Hadii Uu Hargeysa Yimaadana Xabsiga Madhee... Daawo: Sarkaal Sare Oo Ka Tirsanaa Xisbiga Kulmiye Iska Casilay Gabi Ahaanba Xilkii Uu Ka Hayay Kulm... Daawo:Ciyaar ay Qayb Ka Yihiin Fanaaniinta Xidigaha Geeska Oo Loogu Qaadhaan Ururinayo Abaaraha Oo L... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|