DAAWO; Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo ka Qaybgalay Xaflada Qalin Jabinta Ardayda Jaamacada Tima Cade Ee Gobolka Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo ka Qaybgalay Xaflada Qalin Jabinta Ardayda Jaamacada Tima Cade Ee Gobolka Gabiley.
October 30, 2018 - Written by Editor:

Gabiley(W,N) Madaxwayne kuxigeenka Jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylici Oo Ay weheliyaan Xubno wasiiro ah iyo masuuliyiin kale ayaa maanta ka qaybgalay xaflada Qalin jabinta Dufcadii 6aad ee Ardayda Jaamacada Timacade Ee Gobolka Gabiley.

timacade 3

timacade 2

Munaasibadan Qalin jabinta ardayda jaamacada timada cade ayaa sidoo kale waxaa kasoo qaybgalay , maamulka gobolka, madax-dhaqameedka ,abwaano iyo  aqoonyahan Tiro badan.

Timacade 1

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS