DAAWO; Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Qalab Ciyaareed Ku Wareejiyey Dhalinyarada Kubada Cagta Ee Gobolka.
October 9, 2018 - Written by Editor:
GABILEY(W,N) Maamulka gobolka gabiley ayaa deeq qalabka ciyaaraha oo uu soo gaadhsiiyay muwaadin udhashay dalka jabuuti ku wareejiyay kooxaha kubada cagta ee gobolka gabiley
Waxaana ugu horay umahad celiyay muwadinkan maayarka maagalada gabiley isagoo ugu baaqay in ay kudaydaan ganacsatada iyo dadka kale ee reer gabiley.