|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Hogaamiye Xirsi Oo Wax Laga Waydiiyay Qaybo kamida Buugiisa Oo Uu kaga Hadlay Xaalada Caafimaad Ee Axmed Siilaanyo Iyo Jawaabta Uu ka Bixiyay!
October 28, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Hogaamiyaha xisbiga wadani xirsi cali xaaji xasan oo dhawaan soo bandhigay buug uu qoray ee miyiga ilaa madaxtooyada kaasi oo qoraalo kamida buugan oo uu kaga hadlayay xaalada caafimaad ee madaxwaynihii hore axmed siilaanyo ay dhalisay dood iyo aragtiyo kala dwan oo bulshada reer somaliland uga hadashay ayaa wax laga waydiiyay xirsi cali xaaji xasan iyo jawaabta uu ka bixiyay dhacdadan uu ku xusay buugiisa . HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN ; Related posts:Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Ka Hadlay Dhacdooyinka Golaha Ka Dhacay Shalay iyo fariinta Uu Udiray M... Daawo:Mudaharaado Lagaga soo HorJeedo Wareejinta Dekeda Berebera Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Berb... Maxaa Ka jira In Wasiirka Madaxtooyadu Wareegto Uu Soo Saaray Saxeexii Iyo Accounadii Kaga Xayir... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|