|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Hogaamiye Xirsi Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Ujeedada Buuga Uu Qoray Ee “Miyiga Ilaa Madaxtooyada” Iyo Dhacdooyinka Ku Duugan.
October 27, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo caawa Magaalada Hargaysa Kusoo bandhigay buug uu qoray oo loogu magac daray “Miyiga Ilaa Madaxtooyo” kaasi oo munaasibada lagu Daah furayay ay kasoo qaybgaleen masuuliyiin tiroban iyo Boqolaal kamida Bulshada Reer Somaliland. Hogoomiye Xirsi ayaa buuga wuxu kusoo bandhigay taariikho kala duwan isagoo si gaara wax uga qoray mudadii uu kamid ahaa xukuumadii siilaanyo xilalkii uu Kasoo qabtay min chief of Campian ilaa Wasiirka Madaxtooyada . Sidoo kale Ex wasiir xirsi oo Xiligan ah hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa faah faahin ka bixiyay ujeedada uu buugan uqoray magaciisa iyo dhacdooyinka ka duugan; Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:Shirkada Dahabshiil Oo Dacwad Muwaadin Reer Somaliland Ahi Kaga Soo Oogay Maxkamad Ku Taal Dalka U... “Qorshaha Qaranku Mudane Madaxwayne, Maaha Qorshe Mala Awaal Ku Salaysan, Ee Qorshe Ku Salaysan, Xog... Oday Samo Talis ah Oo Madaxwaynaha Somaliland Ugu Baaqay In Uu Sameeyo Jeel U Gaara Madax Dhaqameed... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|