Daawo: Haweenaydii U Horreysay Ee Xirfadda Korontada Kaga Shaqaysata Magaalada Hargeysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Haweenaydii U Horreysay Ee Xirfadda Korontada Kaga Shaqaysata Magaalada Hargeysa
October 31, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Shaadiya Xasan oo ku nool magaalada Hargeysa ayaa waxa ay noqotay haweenaydii ugu horeysay ee cilmiga xirfada korontada ka baratay Jaamacada Hargeysa Iyadoona xirfadaas korontada kaga shaqaysata.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS