DAAWO; Dawlada Hoose Ee Hargaysa Hirgalinaysa Wado Isku Xidhaysa Degmada Ibrahim Koodbuur Iyo Xaafada Macalin Haaruun.
October 28, 2018 - Written by Editor:
Hargaysa(W,N) qaarkamida xildhibaanada golaha deegaanka caasimada hargaysa oo ay weheliyaan ururada bulshada rayidka ah ayaa kormeer kusoo maray wado isku xidhaysa degmada ibraahim kood buur iyo xaafada macalin haaruun ee caasimada.