DAAWO; Dadwaynaha Magaalada Kalabaydh Oo Cabasho Xoogan ka Muujiyay Waxqabad La,aanta Maamulka Gabiley Eedo Culusna Ujeediyay Maayarka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Dadwaynaha Magaalada Kalabaydh Oo Cabasho Xoogan ka Muujiyay Waxqabad La,aanta Maamulka Gabiley Eedo Culusna Ujeediyay Maayarka.
October 4, 2018 - Written by Editor:

Gabiley(W,N) Dadwaynaha ku dhaqan magaalada kalabaydh ee gobolka gabiley ayaa cabasho xoogan ka muujiyay adeegyada caafimaadka iyo waxbarashada deegaanka oo xiligan qaarkood xidhmeen.

KALABAYDH 2

Sidoo kale dadwaynaha ayaa eedo culus ujeediyay maamulka dawlada hoose ee  gabiley iyagoo  ku dhawaaqayay ereyo ay ku durayaan maayarka magaalada gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi.

KALABAYDH 1

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo Faah Faahsan;

https://youtu.be/rMANu3i9zKM

COMMENTS
LINKS