DAAWO; Ciidamada Booliska JSL Oo Soo Bandhigay Dalagyo Kala Duwan Ay Ka Soo Saareen Mashruuca Banka Tog Wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Ciidamada Booliska JSL Oo Soo Bandhigay Dalagyo Kala Duwan Ay Ka Soo Saareen Mashruuca Banka Tog Wajaale.
October 16, 2018 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N) Ciidamada Somaliland ee  ku sugan mashruuca tog wajaale ee gobolka gabiley ayaa soo saaray dalagyo kala duwan oo kasoo go,ay banka wajaale kuwaasi oo ay beereen ciidamada booliska ee ku sugan halkaasi,

dalag 1

dalag 2

Dalaga ka baxay mashruuca banka jog wajaale ayaa iskugu jira qaybaha kala duwan ee raashinka iyo sinsin.

dalag 3

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN IYO WAX SOO SAARKA CIIDANKA BANKA WAJAALE;

COMMENTS
LINKS