DAAWO; Cali Qoryoolay Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay In Dhul Dad Shacab Ah Xoog Lagaga Qaadayo Laga Dhiso Madaxtooyo Qaran, Muxuuse Ka Yidhi Naanaysta Handaraab Iyo Jawaabtii Madaxwayne Biixi? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Cali Qoryoolay Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay In Dhul Dad Shacab Ah Xoog Lagaga Qaadayo Laga Dhiso Madaxtooyo Qaran, Muxuuse Ka Yidhi Naanaysta Handaraab Iyo Jawaabtii Madaxwayne Biixi?
October 22, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Qoraa Cali Dool Axmed (Cali Qoryoolay) oo kamida aqoonyahanka reer somaliland ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in qoyska maxamed xasan dalab dhulkiisa xoog lagaga qaado isagoo sheegay in madaxtooyo dhul xaaraan laga dhisay aan laga sugi karin in cadaalad noqoto.

Cali Qoryooley

Sidoo kale Cali qoryoolay ayaa hadlay khilaafka ka taagan caasimada hargaysa isagoo dhanka kale tixraacay jawabkii madaxwayne ee handaraab iyo waxa uu suoo jeediyay madaxwayna muuse biixi.

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS