DAAWO; Aqoonyahan Cabdirakiim Axmed Mooge Oo Bulshada Reer Gabiley Kula Dardaarmay In Ay Ka Fogaadaan Ku Dhaqanka Qabyaalada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Aqoonyahan Cabdirakiim Axmed Mooge Oo Bulshada Reer Gabiley Kula Dardaarmay In Ay Ka Fogaadaan Ku Dhaqanka Qabyaalada.
October 26, 2018 - Written by Editor:

Gabiley(W,N) Aqoonyahan Cabdirakiim Axmed mooge oo magaalada gabiley kaga qabgalay Munaasibad ayaa Bulshada Reer gabiley usoo jeediyay in ay ku dadaalaan sidii ay wax uwada qabsan lahaayeen kana fogaadaan ku dhaqanka qabyaalada iyo kala qaybinteeda.

cabdirakiim Axmed mooge

 

Sidoo kale Cabdikariim Axmed Mooge ayaa reer gabiley xasuusisay  Abwaan Timada cade iyo sidii uu qablaada uga soo horjeeday anay ku madan tahay in ay ku daydaan,

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA CABDIKARIIM IYO DARDAARANKII UU REER GABILEY SIIYAY;

https://youtu.be/s4_WzOu_CYA

COMMENTS
LINKS