|
|||||
WAJAALE NEWS
Cuqaal iyo Odayaal Ka Hadlay Dil Haweenay Loogu Geystay Gabiley iyo Baaq Ay U Direen Maxkamada Sare
October 26, 2018 - Written by Reporter:Gabiley (WJN)- Qaar ka mid ah cuqaasha iyo waxgaradka gobolka Gabiley ayaa waxa ay si adag uga hadleen haweenay sanadkii hore si arxan daro ah loogu diley deegaanka Jufada ee gobolka Gabiley, Iyagoona Maxkamada sare ee Somaliland ugu baaqay inay si cadaalad ah uga garnaqdo kiiska dilka haweenaydaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|