|
|||||
WAJAALE NEWS
Booliis Isku Laayay Bartamaha Addis Ababa
October 4, 2018 - Written by Reporter:Addis Ababa (WJN)- Booliis sikhraansan oo Itoobiyaan ah ayaa laba askari oo kale oo la shaqaynayay ku dilay magaalda caasimadda ah ee Addis Ababa, sida ay ku warrantan warbaahinta dawladda lala xidhiidhiyo ee FANA oo soo xiganaysa taliyaha booliiska Zeynu Jemal. Taliyuhu wuxuu intaas ku daray in toogasho lagu dilay askarigii cabsanaa. Toogashada ayaa ka dhacday deegaanka Bole ee bartamaha magaalada, halkaas oo booliisku ay jareen waddooyin ka hor intii aysan dib haddana u furin, sida ay sheegeen dadka deegaanka oo ay soo xigatay wakaaladda wararka ee Reuters.
Related posts:Liiska Xubnaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye ee lagu dhawaaqay Iyo Beelaha Ay Ka Soo Jeedaan DAAWO: Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale Oo Si Weyn Looga Xusay Maalinta Qaranimada Somaliland. ee 1... DAAWO; Dawlada Hoose Ee Hargaysa Hirgalinaysa Wado Isku Xidhaysa Degmada Ibrahim Koodbuur Iyo Xaafad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|