Bananbaxyo Lagaga Soo Horjeedo Colaada Degaanka Dhumay oo Ka Dhacay Magaalada Laascaanood | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Bananbaxyo Lagaga Soo Horjeedo Colaada Degaanka Dhumay oo Ka Dhacay Magaalada Laascaanood
October 24, 2018 - Written by Reporter:

Laascaanood (WJN)- Haween waynaha ku dhaqan magaalada Laascaanood ayaa waxa ay maanta isugu soo baxeen mudaharaado ay kaga soo hor jeedaan colaada labada beelood ee walaalaha ah ku dhexmartay deegaanka Dhuumay ee gobolka Sool, Iyagoona baaq u diray labadaa beelood.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS