Burco (WJN)- Masuuliyiin ka tirsan xukuumada Somaliland ayaa waxa ay maanta magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer si diiran ugu soo dhaweeyeen Badhasaabkii iyo Maayirkii magaalada Buuhoodle u qaabilsanaa maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland oo dhawaan iska casiley xilalkaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka