|
|||||
WAJAALE NEWS
Baarlamaanka Somaliland oo Ka Digay Qalab Dadka Lagu Dhagaysanayo oo Wasaarada Isgaadhsiintu Dalka Keentay
October 28, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Qaar ka mid ah Xildhibaanada aqalka golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa ay walaac xoogan ka muujiyeen qalab dadka lagu dhagaysanayo oo ay Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Technolagyadu dalka keentay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|