Af-hayeenkii Hore Madaxtooyada Somaliland oo Si Adag Uga Hadley Buugii Xirsi Qoray iyo Caafimaadka Axmed Siilaanyo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Af-hayeenkii Hore Madaxtooyada Somaliland oo Si Adag Uga Hadley Buugii Xirsi Qoray iyo Caafimaadka Axmed Siilaanyo
October 31, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Af-hayeenkii hore madaxtooyada Somaliland Cabdiraxmaan Sheekh Cimi Faahiye “Shamax” ayaa waxa uu ka Hadley buugii uu qoray hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi oo qaybo ka mid ah buugiisa kaga Hadley caafimaadka Madaxweynihii hore Somaliland Axmed Siilaanyo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS