|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland oo Soo Bandhigtay Falalkii iyo Gefafkii Uu Qaranka Ka Galay Kornayl Caarre
September 4, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland Boos Mire Maxamed ayaa waxa uu soo bandhigay falalkii iyo gafafka uu qaranka ka galay Kornayl Caarre mudadii aanu dibada uga bixin Ciidamada qaranka. Wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland Boos Mire Maxamed ayaa waxakale oo uu sheegay in xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ay dedaal dheer u gashay soo afjarida arrinta Kornayl Caarre.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|