|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland oo Soo Bandhigtay Falalkii iyo Gefafkii Uu Qaranka Ka Galay Kornayl Caarre
September 4, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland Boos Mire Maxamed ayaa waxa uu soo bandhigay falalkii iyo gafafka uu qaranka ka galay Kornayl Caarre mudadii aanu dibada uga bixin Ciidamada qaranka. Wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland Boos Mire Maxamed ayaa waxakale oo uu sheegay in xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ay dedaal dheer u gashay soo afjarida arrinta Kornayl Caarre.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:DAAWO; Afhayeenka Xisbiga Ucid Oo Dhaliilihii Ugu Cuslaa Usoo Jeediyay Faysal Cali waraabe Mushara... Ciidamada Nabad Geliyada Wadooyinka Gabiley oo Xidh Xidhay Gaadiidka La Saaro Xamuulka Xad Dhaafka A... Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Hargeysa Ku Soo Laabtay Ka Dib Safar Hal Maalin Ah Uu Ku Ta... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|