Xukuumada Somaliland oo Ka Hadashay Xafiiskii Qaadashada Liisamada oo Mudo Dheer Xidhnaa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland oo Ka Hadashay Xafiiskii Qaadashada Liisamada oo Mudo Dheer Xidhnaa
September 2, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Agaasimaha guud ee wasaarada gaadiidka iyo horumarinta jidadka Somaliland Cumar Cabdilaahi Aadan ayaa waxa uu markii ugu horeysay ka hadlay xafiiska qaadashada liisamada oo mudo dheer xidhnaa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS