|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland iyo Ganacsatadii Haamaha Shidaalka Laga Wareejiyay oo Heshiis Rasmi Ah Wada Gaadhay
September 17, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Xukuumada Somaliland iyo Ganacsatdii maamuli jirtay Haamaha shidaalka Berbera ayaa waxa ay maanta heshiis rasmi ah ay ka gaadheen khilaafkii hore u soo kala dhex galay. Kulankan laba geesoodka ah ee dhexmaray Xukuumada iyo Ganacsatadii maamuli jirtay haamaha shidaalka Berbera ayaa waxaa lagaga wada xaajooday dhamaystirka wixii tabasha ah ee ka dhashay haamaha shidaalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/C3LxO44DXDo Related posts:Shirkadaha Laydka Hargeysa Oo Markale Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Cadaalad Darada Wasiirka Tamarta ... DAAWO;-Abwaan Laabsaalax Oo Soo Saaray Maansada Cusub Ee “Nimcadu Kula Aabo Maaha” Oo Ka Hadlaysa Du... Banaan Bax Lagu Taageerayo Doodii Baarlamaanka Ingiriisku Ka Yeeshay Aqoonsiga Somaliland Oo Ka Dhac... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|