|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Cusub Ee DDSI oo Booqatay Jeel Ogaaden iyo Maxaabiistii Ku Jirtay
September 11, 2018 - Written by Reporter:Jig Jiga (WJN)- Wasiirka Madaxtooyada dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo masuuliyiin ka socda xukuumada dawlad deegaanka ayaa waxa ay booqasho ku tageen xabsiga wayn ee Jeel Ogaadeen oo ay ku jiraan maxaabiis tiro badani.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|