|
|||||
WAJAALE NEWS
“Xisbiyadii Iyo Bulshadii Waxan Ka Hadli Lahayd Ayaa Lagu Mashquulinayaan Xeerka Kufsiga, Iyadoo Gobolo Dhan Oo Somaliland Ay Soo Galeen Madaxwaynayaal” Xil Siciid Cartan.
September 21, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Xildhibaan siciid cartan oo kamida golaha wakiilada somaliland ayaa wasiirka diinta iyo awqaaftan ku dhaliilay ka hadalka xeerka kufsiga isago oo sheegay in xeerkan bilowgiisii ay ka doodeen golaha wasiiradu ayna usoo gudbiyeen wakiilada Waxaana nasiib daro ah in wasiirkii xukuumada uqaabilsaan arimaha diinta uu ilaa bilowgii xeerkan ogaa kana hadli waayay. Sidoo kale xildhibaanka ayaa ka hadlay safarka madaxwaynaha maamul goboleedka somaliya ku jooga gobolka sanaag Magaalada Badhan. Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:Gudoomiyaha Garabka haweenka xisbiga wadani ee waqooyiga ameerika Suhuur Xassan Abiib oo tacsi u dir... “Siyaasadda Xukuumadda Waxaa ka Mid ah In Aanu Mar Walba Awooda Saarno Sidii Aanu U Hagaajin Lahayn,... Xoghayihii Guud Ee Xisbiga Ucid Oo Iscasilay, faah faahina Ka Bixiyay Sobobta Keentay Iscasilaadiisa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|