|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiyada Mucaaradka Somaliland oo Ka Soo Hor Jeestay Go’aanka Xukuumadu Ku Soo Rogtay Gaadiidka
September 15, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Xisbiyada mucaaridka ah ee Somaliland Waddani iyo Ucid ayaa waxaa ay si wayn uga soo hor jeesteen go,aanka Xukuumadu ku soo rogtay gaadiidka ka hawl gala gudaha Somaliland oo ay ku amartay in ay badalaan nemberada taarikada ah ee ay hore u siteen. Sidoo kale Xisbiyada Waddani iyo Ucid ayaa waxaa kale oo ay sharci daro ku tilmaameen lacago ay xukuumadu ku amartay in ay bixiyaan gaadiid layda.
Halkan hoos ka daawo muuqaalka https://youtu.be/hCukIQiLdJw
Related posts:DAAWO; "Haddii ay Jirto Cid Ku Riyootay Doorashadaa La Boobayaa, Waxa Aan Lee Yahay Xisbina Xisbi M... DAAWO;Madaxweyne Siilaanyo Oo Dalka Ku Soo Laabtay kana Warbixiyay Waxa Uga Qabsoomay Socdaalka Dub... Madaxweynaha Jsl Oo ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Ciidankii Booliska Ahaa Ee Lagu Laayey Go... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|