|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiyada Mucaaradka Somaliland oo Ka Soo Hor Jeestay Go’aanka Xukuumadu Ku Soo Rogtay Gaadiidka
September 15, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Xisbiyada mucaaridka ah ee Somaliland Waddani iyo Ucid ayaa waxaa ay si wayn uga soo hor jeesteen go,aanka Xukuumadu ku soo rogtay gaadiidka ka hawl gala gudaha Somaliland oo ay ku amartay in ay badalaan nemberada taarikada ah ee ay hore u siteen. Sidoo kale Xisbiyada Waddani iyo Ucid ayaa waxaa kale oo ay sharci daro ku tilmaameen lacago ay xukuumadu ku amartay in ay bixiyaan gaadiid layda.
Halkan hoos ka daawo muuqaalka https://youtu.be/hCukIQiLdJw
Related posts:Xil Wareejintii Wasaaradda Duulista Oo Banaanka Soo Dhigtay In Khilaaf Kala Irdheeyay Wasiir Maxamuu... DAAWO; Qaarkamida Wariyayaasha Uu Wasiirka Warfaafintu Shaqada ka Joojiyay Oo Sharci Daro Ku Tilmaam... Madaxwayne Biixi Oo Loogu Baaqay In Uu Gobolka Gabiley Usoo Magacaabo Wasiir Wada Matali Kara! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|