|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddani oo Soo Bandhigay Cida Sameysay Jabhada Caarre
September 2, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Siyaasi Aadan Cilmi dhoolayare oo ka mid ah masuulyiinta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu si adag uga jawaabey hadalo ka soo yeedhay gudoomiye ku xigeenka xisbiga UCID Cabdinaasir Buuni oo dhawaan eedeymo u jeediyey Prof Buubaa. Sidoo kale Dhoolayare ayaa sheegay in jabhada taliye Caarre inay sameysato uu xisbiga UCID kaalin ku lahaa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|