Xisbiga Waddani oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Ku Diriraya Koonfurta Gobolka Sool | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddani oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Ku Diriraya Koonfurta Gobolka Sool
September 9, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo masuuliyiinta sar sare ee xisbiga Waddani oo maanta si wada jir ah Shir jaraa,id ugu qabtay magaalada Hargeysa, ayaa waxa ay baaq nabadeed u direen beelaha walaalaha ah ee ku diriraya koonfurta gobolka Sool.

Sidoo kale guddomiyaha xisbiga Waddani iyo masuuliyiinta xisbiga ayaa waxa ay xukuumada ugu baaqeen in deegaanadaas ay beeluhu ku dirirayaan ay xasiloonidoodii dib ugu soo celiso.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS