“Xadhigaygii Wuxuu Ahaa Mid Xaraan Ah”.Suldaan Maxamed Cunne | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Xadhigaygii Wuxuu Ahaa Mid Xaraan Ah”.Suldaan Maxamed Cunne
September 6, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Suldaan Maxamed Muuse Cunne oo ka mid ah Salaadiinta dhaqanka Somaliland oo afartii bileed ee la soo dhaafay ku xidhnaa xabsiga Hargeysa ayaa waxaa uu ka hadley siidayntiisa, isagoo ka warbixiyay cida xidhay.

Dhanka kale Suldaan Maxamed Muuse Cunne ayaa waxa uu kale oo uu sheegay in isaga iyo beeshiisa aan looga baqanayn jiritaanka qaranka Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS