|
|||||
WAJAALE NEWS
Xaaladda Magaalada Jigjiga oo Degan, Kadib Rabshadihii Halkaa Ka Dhacay
September 25, 2018 - Written by Reporter:Jig Jiga (WJN)- Waxaa degan xaaladda magaalada Jigjiga kaddib iska hor imaadyo shalay halkaasi uu ku dhexmaray dhalinyaro taageersan ONLF iyo kuwa kasoo horjeeda. Maamulka Deegaanka Soomaalida ayaa ku eedeeyay dad taabacsan nidaamkii hore inay ka dambeeyeen rabshadaha shalay ka dhacay Jigjiga oo uu ku dhawaacmay ugu yaraan hal qof. Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa booliska ammar ku siiyay inay tallaabo ka qaadaan cid kasto oo amniga carqaladeeynayso. Halkan hoose ka dhagayso
https://youtu.be/y_QGRuwV8pA Related posts:Sheekh Sooraan Oo Bulshada Uga Digay Dhegaysiga Heesaha, Kana Waramay Taariikhda Marxuum Maxamed Axm... DAAWO: Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Iyo Sadexda Xisbi Qaran Oo Soo Kormeeray Goobaha Ayka Socot... Daawo: Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Safarkii Uu Madaxweyneha Dalka Maraykanku Ku Yimid Gobolka,Si... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|