Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Qorshaynta Qaranka Somaliland oo uu weheliyo Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Maaliyada ayaa waxa ay maanta magaalada Hargeysa kulan kula yeesheen Wadamada qaadhaan bixyiyaasha ee ku bohoobay Sanduuqa horumarinta Somaliland ee SDF.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka