Gabiley (WJN)- Wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guryaynta Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale “Qambi” ayaa waxa uu maanta gaadhay maagalada Gabiley.
Wasiirka hawlaha guud iyo guryaynta ayaa markii soo gaadhay magaalada Gabiley waxa uu kulan la qaatay maamulka gobolka iyo ka degmada kaasi oo lagaga hadlayay halka uu marayo hawshii diwaan gelinta hantida ma-guurtada ah ee dawlada.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/qic_4S3idKc