Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Gaadiidka iyo horumarinta Jidadka Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan ayaa waxa uu markii ugu horeysay uu ka hadley dhibaatada iyo mashaakilka ka iman kara taarikada cusub ee Gaadiidka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka