|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland oo Ka Hadley Xeerka Kufsiga
September 19, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Wasiirka Diinta Iyo Aw-qaafta Somaliland Sh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa waxaa uu ka hadley xeerka Kufisga oo ay dhawaan golaha wakiiladu Ansixiyeen Madaxweynuhuna uu saxeexay. Sidoo kale Wasiirka diinta iyo Aw-qaafta ayaa sheegay in Xeerkaas oo ay ka soo noqotey qeylo dhaan badani uu madaxweynuhuna balan qaadey in dib loo sixi doono isla markaana looga saari doono oo kaabis iyo wax ka bedel lagu sameyn doono waxii sharciga iyo diinta khilaafsan ee ku jira.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Somaliland Ugu Baaqay Inay U Diyaar Garawdo Halis Kaga Soo Socota Saldhiga M... DAAWO; 560 Saacadood Oo ah Mashruuca Beero-Qodista loogu Sameeyay Dad Beeralay ah Galbeedka Magaala... 120 Arday Oo Deeq Waxbarasho Ka Helay Dalka Itoobiya Oo Lagu Sii Sabootiyay Magaalo Xuduudeedka Waja... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|