|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Ciyaaraha Somaliland oo Gaadhay Magaalada Boorama
September 28, 2018 - Written by Reporter:Borama (WJN)- Wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Boos Mire Maxamed oo uu wehelinayo Agaasimaha guud ee wasaaradaasi ayaa waxa ay maanta gaadheen magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal. Wasiirka wasaarada Ciyaaraha Somaliland ayaa markii Boorama gaadhay waxaa soo dhawayay masuuliyiinta wasaarada Ciyaaraha ee gobolka Awdal isagoo sidoo kalena wasiirku booqday garoonka Xaaji Daahir oo uu ka socda tartan ciyaareedka kooxaha heerka labaad.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Wafti Ka Socda Somaliland Oo Warbixin Ka Horjeediyay Xaruna Baarlamaanka Midowga Yurub Ee Brusells Prof Cabdisalaan Yaasiin Oo Soo Dhaweeyay Waxka Badalka Lagu Sameeyay Xeerka Furista Ururada Siyaasa... Akadamiga Nabadda oo soo Shaaciyey Muddada la Qaban Doono Dood-cilmiyeedka Saddexda Xisbi iyo Mawduu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|