|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Ciyaaraha Somaliland oo Gaadhay Magaalada Boorama
September 28, 2018 - Written by Reporter:Borama (WJN)- Wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Boos Mire Maxamed oo uu wehelinayo Agaasimaha guud ee wasaaradaasi ayaa waxa ay maanta gaadheen magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal. Wasiirka wasaarada Ciyaaraha Somaliland ayaa markii Boorama gaadhay waxaa soo dhawayay masuuliyiinta wasaarada Ciyaaraha ee gobolka Awdal isagoo sidoo kalena wasiirku booqday garoonka Xaaji Daahir oo uu ka socda tartan ciyaareedka kooxaha heerka labaad.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Daawo-Waftigii Uu Hogaaminayey Madaxweynaha Somaliland Iyo Sida Loogu Soo Dhaweeyey Imaaraadka Carab... Madaxwaynaha Jsl Oo Kormeer Kusoo Maray Suuqa Waaheen Oo Badi Shufbeelay, Shaaciyayna Dhaqaale Hordh... Aas Aasaha World Remit Oo Ka Hadlay Mulkiilayaasha Adeega Zaadka Oo Joojiyay Wada Shaqayntii Xawaala... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|